Somaliland oo Mamnuucday labo ka mid ah Shirkadaha dayuuradaha (Sabab yaab leh)

Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday labo ka mid ah shirkadaha dayuuradaha ee duulimaadyada caalamiga ah ku tegi jiray magaalada Hargeysa. Shirkadaha duullimaadyada ee Fly Dubai iyo Air Arabia ayaa amar lagu siiyey inaysan kasoo degi karin garoomada Somaliland. War-saxaafadeed ay soo saartay hey’adda garoomada dayuuradaha Somaliland ayaa lagu sheegay in shirkadahaas lagu wargeliyey inaysan soo … Continue reading Somaliland oo Mamnuucday labo ka mid ah Shirkadaha dayuuradaha (Sabab yaab leh)